Dowlada Itoobiya oo war ka soo saartay sababta loo xiray Jawar Mohamed

Dowlada Itoobiya ayaa xaqiijisay inay xirtay siyaasiga hoggaamiya mucaaradka ee Jawar Mohamed, tallaabadaasoo sii holcin karta xiisadda qowmiyadeed ee toddobaadkan horseeday in dad dhowr ah ay ku dhintaan gobolka Oromia. Sida uu sheegay madax booliska federaalka Endeshaw Tassew, Jawar oo ahaan jiray milkiile warbaahineed oo dhowaan ku biiray xisbiga mucaaradka ee Oromo Federalist Congress, ayaa … Continue reading Dowlada Itoobiya oo war ka soo saartay sababta loo xiray Jawar Mohamed